7 entries

Articles Published on January 6, 2014

Tarsan oo Sheegay in Sargaal dambe oo katirsan Xarakada Al-Shabaab uusan ka dhoofi doonin Garoonka Aadan Cadde

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa sharaxaad dheeraad ah waxa uu kabixiyay kaararka aqoonsiga Muwaadinimada ee (ID-ga ) oo hada bixintiisa Magaalada Muqdisho ka bilaabatay

Daawo Sawirada Ex- Dable Maslax Ciise Iimaan oo Saakay Magaalada Muqdisho lagu toogtay

Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Dowlada Soomaaliya ayaa maanta xukun dil ah waxa ay ku fulisay Askari katirsan Ciidanka Dowlada Soomaaliya oo horey Magaalada Muqdisho ugu dilay Arday wax baranayay.

Maamulka G/Banaadir Oo Qorsheynaya Kordhinta Xarumaha Laga Bixiyo Warqadaha Dhalashada Iyo Suganaanta

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay inuu balaarin doono xarumaha laga bixiyo warqadaha sugnaanta iyo dhalashada.

Qabashada Araajida Musharaxiinta U Taagan Madaxtinimada Puntland Oo Ka Socota Garowe

Qabashada araajida musharixiinta u taagan xilka madaxtinimad maamulka Puntland oo si habsami leh uga socota magaalada Garowe ee xarunta gobolkaa Nugaal.

Dowladda Soomaaliya oo dalbatay in dib loogu dhigo wada hadalka Somaliland inta Wasiirada laga soo dhisayo

Dowladda Soomaaliya ayaa ka codsaday Somaliland in dib loo dhigo wada hadalkii u socday ee lagu waday in dhowana uu ka bilowdo dalka Turkiga, iyadoo wafdi Somaliland uga qeyb geli lahaa wada hadalkaas oo shalay ka ambabixi lahaa Hargeysa ay baaqdeen.

Cutubyo Ka Tirsan Ciidamada Qalabka Sida Iyo Kuwa AMISOM Oo Howlgal Ka Sameeyay Deegaanno Ka Tirsan G/Hiiraan(Sawirro)

Howlgallo gaadiid lagu soo furtay oo ciidamada qalabka sida iyo kuwa AMISOM ka sameeyeen deegaanno ka tirsan Hiiraan.

President welcomes new IGAD Special Envoy’s support for Somalia

His Excellency President Hassan Sheikh Mohamud today welcomed the new IGAD Special Envoy to Somalia and expressed his gratitude for the organisation’s support in the country’s ongoing recovery.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS