7 entries

Articles Published on January 5, 2014

Prime Minister congratulates Puntland on election of new Speaker of Parliament

His Excellency Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed congratulates Puntland State of Somalia on the election of a new Speaker and two Deputy Speakers of the Puntland Parliament. The Speakers were elected by the 66 MPs of the Puntland Parliament and will serve a term of five years.

Dab baabi’iyay Dawo iyo Qalab Caafimaad oo ay lahayd Hay’adda MSF

Bakhaar ay hay’adda MSF ku kaydsan jirtay qalabka caafimaadka iyo dawooyinka ayaa waxaa baabi’iyay dad ka kacay shalay gellinkii dambe, sida uu sheegay sarkaal u hadlay hay’adda.

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya oo markii u horeysay ka hadlay doorashada Puntland (War saxaafadeed)

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed Maxamed ayaa markii u horeysay ka hadlay doorashada Puntland, isagoo soo dhoweeyay doorashadii guddoonka Baarlamaanka ee shalay lagu soo gaba gabeeyay magaalada Garowe.

Qaar ka mid ah Musharaxiinta Puntland oo soo dhoweeyay is bedelka cusub ee Baarlamaanka Puntland

Qaar ka mid ah musharaxiinta u taagan xilka Madaxtinimada Puntland ee lagu wado in 8-da bishan ay dhacdo ayaa rajo ka muujiyay is bedelka cusub ee Baarlamaanka Puntland, kadib markii maalinimadii shalay la doortay Hogaan cusub.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal ee Axadnimo oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho..
HALKAAN KA DHAGEYSO

Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Kampala Oo Kaniisad Ku Taalla Magaaladaasi Ka Soo Saartay Wiil Yar oo Soomaali ah

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Kampala ee xarunta dalka Ugandha ayaa ku guuleystay wiil yar oo Soomaali ah islamarkaana magaciisa la yiraahdo Cali Xuseen C/llaahi oo dhowr bilood ka hor ku jiray kaniisad ku taala magaaladaasi, kaddib markii maxkamada darajada koowaad ee qaada dacwadaha caruurta iyo qoysaska ay u ogolaatay In jaaliyadda dib loogu celiyo wiilkaasi.

Wax-garad Xil-dhibaano iyo siyaasiyiin ka soo jeeda Beesha Absame oo shaaca ka qaaday dadka ay u doonayaan in ay u matalaan Xukuumada cusub ee...

Beesha Absame oo ka mid ah beelaha soomaaliyeed ayaa waxa ay shaaciyen dadka ay u doonayaan in looga dhigo xubnaha wasiirada cusub ee dhawaan lagu wado in uu soo magacaabo R/wasaare Cabdiwali Sheekh Axmed waxa ay.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS