5 entries

Articles Published on January 4, 2014

Codeynta doorashada Guddoomiyaha cusub & ku xigeennada baarlamaanka Puntland oo Goor-dhow billaabatay (SAWIRRO)

Waxaa billaabatay doorashadii guddoomiyaha iyo ku xigeennada baarlamaanka Puntland, iyadoo ay xilalkan isku soo taageen xubno kala duwan oo uu ku jiro mas'uulkii horay u hoggaamin jiray baarlamaanka Puntland.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho..
Dhageyso warka iyio barnaamijka Radio sagal

Ra'iisul Wasaare C/wali Sheekh oo la kulmay Ergeyga Qaramada Midoobey Nicholas Kay (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Ergayga gaarka ah ee Q.M u qaabilsan arimaha Soomaaliya, waxaana ay ka wada hadleen xiriirka adage ee u dhexeeya Q.M iyo Soomaaliya.

Somaliland oo beenisay inuu bur buray wada hadaladii u dhaxeeyay dowladda Soomaaliya

Maamulka Somaliland ayaa maanta beeniyay inuu bur buray wada hadaladii u dhaxeeyay iyaga iyo dowladda Soomaaliya, kadib markii ay dib u dhac ku yimaadeen wada hadalo lagu waday in dhamaadkii sanadkii hore ku dhex mari lahaa dalka Turkiga.

Saciid Xasan Shire oo ku guuleystay Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland, Is bedelka cusub oo bilowday (Sawirro)

Waxaa goor dhow soo dhamaaday doorashadii wareegii saddexaad ee tartanka Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland, iyadoo ay isugu soo hareen labo musharax oo kala ahaa Saciid Xasan Shire iyo C/rashiid Maxamed Xirsi oo ahaa Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS