Raisulwasaaraha Dawlada Federaalka Soomaaliya oo soo kormeeray Xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga “Sawirro”

Raisul wasaaraha dawlada Federaalka Soomaaliya Soomaliya Dr.Cabdi wali Sheikh  Axmed ayaa maanta kormeer  hawleed ku tagey Xarunta wasaaradda gaashaandhiga ee Magaaladan Muqdishu.

Raisulwasaaraha Dawlada Federaalka Soomaaliya oo soo kormeeray Xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga “Sawirro”

Raisuwasaraha ayaa soo kormeeray dhamaan qaybaha kala duwan ee wasaaradda Gaashaandhiga isagoo warbixino halkaasi kala dhageystey  Masuliyiinta  iyo taliyayaasha Qaybaha ee Wasaaradaasi .

Raisulwasdarha dawlada Dr, Cabdi Wali Sheikh Axmed  ayaa ugu horeyn waxa uu Salan sharaf ka qaatey   Ciidanka Qalabka sida salam ka dib ,Raisulwasaraha ayaa kulamo   la qaatey Masuliyiinta Wasaaradaasi  aya kala hadlay  in isbedel lagu sameyn doono  dhamaan hawlaha wasaaradda lana dardar galin doono , isagoo xusay in ciidanka xooga dalka dadaalka ay ugu jiraan ka sifeyn Maleeshuiyada Al-sdhabaab  goobaha fara ku  tiriska  ay haatan  ku sugan yihiin.

Raisulwasaarada waxaa kaloo u sheegay in qorshaha  sannadka  cusub 2014 Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed ay heli doonaan  xaquyuqdooda oo dhameystiran ,sidoo kale waxa uu sheegay in ciidanku  helli doonaan  Tababaro joogto ah wadanka gudahiisa iyo dibadiisa.

Dr,Cabdi Wali sheikh Axmed raisulwasaaraha Somaaliya  tan iyo markii ay cod buuxa ku ansiyeen Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa uu kormeer shaqo  horey ugu  tagey  Dugsiga Waxbarasha macallin Jaamac iyo  Dekaddamagaalada Muqdishu.

Kormeerka Raisulwasaaraha ayaa waxa ku wehliey sii haya xafiiska  wasiirka Gaashaandhiga cabdi xakiin nuur fiqi ,Masuuliyiin ka tirsan dawlada iyo taliyashaasha Qaybaha Ciidanka qabka sida

abdiwali DSC00155 DSC00157 DSC00160 DSC00163

Xigasho:Radiomuqdisho

Section  Somali
Category   Local News
Tags  booqashadii cabdiwali

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS