2123 entries
Articles Published in 2014
Wasiirka
Arimaha Gudaha Maamulka Jubba Gen Darwish ayaa Digniin Culus oo
Katirsan Jubba oo iyagu ilaaliya dhulka iyo goobaha qaadka lagu Gado
taas oo uu ku Tilmaamay mid an lo dul qaadan Doniin.Tan iyo wixii ka
dambeeyay markii Maamulka Kismaayo lagu dhawaaqay waxaa Magaalada kusoo
badanaye dadka isku haysta guryaha, iyadoo wasiirka uu sheegay in
ciidamada Maamulka Jubba qaarkood ay ilaaliyaan dhulal la isku haysto,
taasi oo uu ku tilmaamay mid aan shaqadooda aheyn.
Bandhig Faneedkani oo deeqa Lacageed loogu uruurinayay dadkii ay waxyeelada ka soo
gaartay fatahaadii webiga shabeelle uu ka geystay deegaano ka tirsan gobolka
shabeelaha dhexe ayaa waxaa ka soo qeyb galay wasiiro,xildhibaano,shacab fara
badan,fanaaniin uu ka mid ahaa Cabdow Aram aram, iyo fanaaniinta kooxda hobalada waaberi.
Fiidnimadii hore ee xalay Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed
ayaa fashiliyey weerar argigixisonimo oo ay Maleeshiyada kooxda
argigixisada ah ee Al-Shabaab ku damacsanaayeen iney kusoo qaadaan
hotelka Jazeera ee magaalada Muqdisho ayadoo faah faahin dheeraad ah ay
kasoo baxeyso qaabka ay qaraxyadaasi u dhaceen.