192 entries

Articles Published in December, 2013

Dab Ka Kacay Xerada Ifo Ee Dalka Kenya

Dab xoogani ee  xalay ka kacay xerada qaxootiga Ifo ee dalka Kenya iyadoo khasaara xoog leh uu ka soo gaaray dabkaasi dad badan Soomaali ah oo qaxooti ku ah xeradaasi, waxaana la sheegay in dabka uu ka kacay bartamaha suuqa xeradaasi gaar ahaan suuqa xoolaha lagu iibiyo.

Ciidamada Booliska Gobalka Hiraan oo dad iyo Hub kusoo qabtay Howl Galo ay sameyeen

ciidamadda Dowladda Federaalka soomaliya iyo kuwa AMISOM ayaa maanta ilaa shalay Magaalada Gudaheeda iyo Xaafadaha kala duwan kawaday howl galo ay kusoo qabteen dad Farabadan oo loga shakiyeey in Amaanka ay khal khal ku hayeen.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS