6 entries

Articles Published on December 24, 2013

Madaxa Shirkadda Maamusha Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ee FAVORI oo sheegay in 50% uu kordhay dakhliga Garoonka

 Madaxa shirkada maamusha garoonka diyaaradaha Muqdidho ee FAVORI LLC, Axmed Cetin ayaa sheegay inuu kordhay 50% (Boqolkiiba Konton) dakhliga kasoo xarooda garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho.

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey oo ku baaqay ciidamo dheeraad loo diro Koofurta Sudan

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Ban Ki-moon ayaa ku baaqay in ciidan dheeraad ah oo nabad ilaalin loo diro dalka Koofurta Sudan, halkaasoo dagaal isir ku saleysan uu ka socdo.

Ninkii sameeyay qoriga Ak-47 Mikhail Kalashnikov oo geeriyooday(Sawiro)

Ninkii alifay qoriga caanka noqday ee Kalashnikovka(AK47 Mikhail Kalashnikov ayaa geeriyooday isagoo 94 sano jir ah.

MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA: “Waxaa is-bar-bar yaalla in Dalkaan ay Al-Qaacida la wareegto ama aan ka adkaanno

Madaxweynaha Somalia, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ugu baaqay ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya inay dardar-geliyaan dagaalka lagula jiro Xarakada Al-shabaab oo uu sheegay in ay khatar ku tahay ammaanka guud ee dalka iyo jiritaanka dowaldda.

Qof ku dhintay dibadbax ka dhacay Burco

Hal qof ayaa ku dhintay, 2 kalena way ku dhaawacmeen mudaaharaad maanta ka dhacay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer.

Dhageyso:Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya oo dib ugu soo laabatey Magaalada Muqdishu

Fowziya Yuusuf xaaji Aadan Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya oo kamid aheyd 6 wasir arrimo dibadeed oo oo kasocda dowlaha xubnaha ka ah urur goboleedka IGAD islamarkaana dhex dhexaadin uu urur goboleedka igad ugu diray sudaanta koofuureed oo maalmihi lasoo dhaafay ay dagaalo kasocdeen ayaa saakay kasoo dagatay gigida dayuuradaha ee adan cadde waxaana halkaasi kusoo dhaweeyay masuuliyiin katirsan wasaarada arimaha arimaha dibada,
HALKAAN KA DHAGEYSO
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS