4 entries

Articles Published on December 21, 2013

H.E. Fawzia Yusuf oo kaga qeybgaleysa Juba shirka degdega ah ee Wasiirada Arrimaha dibadda IGAD

  Ra’iisul wasaare kuxigeen ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Fawzia Yusuf H. Adam ayaan kaga qeybgaleysa maanta Caasimadda Juba ee South Sudan Shirka degdega ah ee Wasiiradda Arrimaha dibadda ee ku mideysan Urur goboleedka “IGAD” , kaasoo lagu qiimeynayo , xalna loogu raadinayo xasaradaha iyo rabshadaha dagaal ee ka soo cusboonaaday wadankaasi.

Ilaa sagaashan ruux Soomaali ah ayaa ku go'doonsan xero Ciidamada Qaramada Midoobey ku leeyihiin magaalada Bor ee Koofurta Sudan, kadib markii la dhacay hantidooda tiil dukaamo ganacsi ay ku lahaayeen dalkaas.

Ilaa sagaashan ruux Soomaali ah ayaa ku go'doonsan xero Ciidamada Qaramada Midoobey ku leeyihiin magaalada Bor ee Koofurta Sudan, kadib markii la dhacay hantidooda tiil dukaamo ganacsi ay ku lahaayeen dalkaas.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho..
Halkaan ka dhageyso

Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya oo Cod Aqlabiyad ah ku Ansixiyay Ra’iisul Wasaare C/weli Sh. Axmed (SAWIRRO)

Xildhibaannada baarlamaanka Somalia ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay ra’iisul wasaare, C/weli Sheekh Axmed Maxamed, kaddib markii maanta uu madaxweynaha Xasan Sheekh maanta hor-geeyay baarlamaanka.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS