5 entries

Articles Published on December 20, 2013

Maxkamada dambiyada dagaalka ee ICC oo dib u dhigtay dacwada loo heysto Madaxweynaha Kenya

Maxkamada dambiyada dagaalka ee ICC ayaa dib u dhigtay dhageysiga dacwada ka dhanka ah Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta, kadib markii labadii markhaati ee loo hayay inay ku markhaati furaan dambiaydiisa ay ka laabteen.

Itoobiya oo Shaacisay in ay Shan Ruux u Qabatay isku-day lagu Doonyay in lagu Weeraro Ciyaar ka dhacaysay Addis Ababa

Xukuumadda Itoobiya ayaa sheegtay inay u qabatay shan qof weerarro qaraxyo ah oo la doonayay in lagu qaado ciyaar kubadda cagta ahayd oo dhexmaraysay xulkooda iyo xulkka Nigeria bishii Oktoobar ee sannadkan.

Sheekh Muqtaar Roobow Abuu Mansuur oo iska diiday dalab Cusub oo uga yimid Amiirka Al-Shabaab

Warar la helayo ayaa sheegaya in Sheekh Muqtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) uu iska diiday dalab uga yimid Hogaamiyaha Guud ee Xarakada Al-Shabaab Axmed Cabdi Godane kaa oo ahaa in la dhameeyo Khilaafka ka dhaxeeya Saraakiisha Kooxdaasi lana midoobo.

Maalinta Booliska Soomaaliya oo laga xusay Galgaduud

Munaasabad lagu weynaynayo xuska toddobaatan-guuradii ka soo wareegatay markii la aasaasay ciidanka booliska Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay degmooyin iyo deegaanno ka tirsan gobolka Galgaduud ee bartamaha dalkeena Soomaaliya.

Dhaawo sawiradda:Munaasibadda Xuska Sannadguurada 70-aad Ee Ciidanka Booliska Soomaaliya Oo Muqdisho Lagu Qabtay

Munaasibadda Sannadka Guurada Todobaadtanaad ee Ciidammada Booliska Soomaaliyeed, magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayuu dagaal deggooda ka socdaa, iyadoo maanta Gaadda kacayaal aad u qurux badan ay ku soo bandhiggeen Fagaaraha dugsiga Tababarka General Kaahiye ee Muqdisho.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS