8 entries

Articles Published on December 10, 2013

Maamulka Gobolka Banaadir oo Amar ku bixiyay in Hareeraha Jidka Maka Al-Mukarama aan lagu iibin karin Shidaalka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa amar ku bixiyay inaan lagu iibin karin hareeraha jidka Maka Al-Mukarama shidaal iyo waxyaabaha kale ee laga ganacsado, iyagoo sheegay in tani ay qayb ka tahay dib u soo celinta bilicdii Muqdisho.

Madaxda Aduunka oo maanta ka qeyb galaya xuska baroor diiqa loo sameynayo Nelson Mandela (Sawirro)

Kumanaan ruux ayaa ku qul qulaya garoonka kubada cagta ee Johannesburg, halkaasoo la geyn doono naxasha lagu sido Meydka Madaxweynihii hore ee Koofur Afrika Nelson Mandela.

Arday ku dhaawacantay shil gaari saakay ka dhacay inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye

Arday dhigata Jaamacada Banaadir qeybta KM13 ee duleedka Muqdisho ayaa saaka ku dhaawacantay shil gaari ka dhacay wadada u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye, iyadoo Ardayda gaari ka soo raacay mid ka mid ah degmooyinka Gobolka Banaadir.

Maamulka Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde oo ka Warbixiyay Horumarka laga Sameeyay Garoonka Muqdisho

Maareeye ku xigeenka garoonka diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cadde, Xasan Maxamed Warsame oo la hadlay warbaahinta ayaa waxa uu ka warbixiyay horumarka garoonka laga sameeyay dhismihiisa, isagoo sheegay in wax badan ay ka qabteen shirkadda Favori ee Turkiga oo dhawaan lagu wareejiyay garoonka.

Dibad bax Balaaran oo Goordhaw ka bilowday magaalada Hargeysa

Wararka aanu ka heleyno magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka Soomaaliland ayaa sheegaya in dibadbaxyo ay ka socdaan magaalada Hargeysa kuwaasi oo ay dhigayaan wariyaasha Soomaaliyeed ee halkaa ka howlgala.

Xiisad siyaasadeed oo ka taagan magaalada Boosaaso

Xarunta Ganacsiga maamulka Puntland ee Boosaaso ayaa waxa laga dareemayaa xiisado siyaasadeed oo udhaxeysa madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole & qaar kamid ah murashaxiinta xilka ubaratamaya.

The dangers of reporting rape in Somalia

Alleged rape victims and journalists have been jailed after convictions they say are politically motivated.

Government Spokesperson statement on Mogadishu trial

Responding to the Mogadishu court verdict on the trial of a woman and two journalists, Government Spokesperson, Ridwaan Haji, today said:
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS