6 entries

Articles Published on December 8, 2013

Daawo Sawirada: Dibad bax ballaaran oo ka dhacay Gobolka Shabellaha Hoose

Dibadbax nabadeed oo aad u balaaran ayaa ka dhacay deegaanka No. 50 ee gobolka Shabeelada hoose

Maleeshiyada Al Shabaab oo Ka Hadashay Geerida ku timid Nelson Mandela

Sheekh Aadan Sunna, oo taageera Ururka Al SHabaab ayaa ka hadlay, Taariikhda  dheer ee Nelson Mandela oo dhawaan geeriyooday.

Daawo Sawirada arday Soomaaliyeed oo ka qalin jebisay jaamacadaha dalka Malaysia

Tiradii Ugu Badnee abid arday somaliyeed ee Mar qura ka wada qalin jabiya mid ka mid ah jamacadaha ugu wayn dalka Malaysia ayaa waxa ay ka qalin Jamacada University Utara Malaysia “UUM”, Ahna jamacada ugu badan ee soo saarta waxna ay ka bartaan somalida ugu badan ee dalka Malaysia wax ka barta . 

DAAWO SAWIRRADA)Xaflad Casho-Sharaf ah oo Xalay Magaalada Jig-jiga loogu sameeyay wufuud ka badan shan kun oo qof

Xaflad casho sharaf ah oo ay ka qayb-galeen in ka badan 5,000 oo qof oo ka mid ah wufuudda ka qayb-galaya xuska maalinta qowmiyadaha Itoobiya ee maanta ka furmaya magaalada Jigjiga ee xarunta ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa xalay lagu qabtay magaaladaas.

Dhageyso warka Axadnimo ee Sagalradio

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Axadnimo ee Radio Sagal  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho...
Halkaan ka dhageyso

Shirkii looga hadlayay Amniga iyo Dhaqaalaha Afrika oo la soo Gunaanaday iyadoo la isku raacay in la caawiyo Dalalka Afrika

 Shirkii looga hadlayay ammaanka iyo dhaqaalaha Qaaradda Afrika oo labadii casho ee lasoo dhaafay ka socday magaalada Paris ee xarunta dalka Faransiiska ayaa lasoo gaba-gabeeyay caawa, iyadoo la isku raacay in Afrika laga caawiyo sidii ay uga bixi lahayd dhaqaale xumada iyo amni-darrada haysata.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS