6 entries

Articles Published on December 5, 2013

Dhageyso:Daawo sawiraddaFaahfaahin ku saabsan Qarax Ismiidaamin ah oo Maanta ka dhacay Xarunta gobolka Bari ee Boosaaso

Ugu yaraan sideed ruux ayaa ku dhintay, in ka badan 30-kalena waa ay ku dhaawacmeen weerar ismiidaamin ah oo maanta ka dhacay bartamaha magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari.
Halkaan ka dhageyso

Ra'iisul Wasaaraha xilka ka degaya Saacid oo soo dhoweeyay go'aankii Baarlamaanka Soomaaliya

Ra'iisul Wasaaraha xilka ka degaya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa soo dhoweeyay go'aankii Baarlamaanka Soomaaliya uu kalsoonida kala laabtay Xukuumada, kadib shir maanta Golaha Wasiirada ay ku yeesheen magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha Somalia oo si adag u dhaleeceeyay Qaraxii Is-miidaaminta ahaa Maanta ka dhacay Magaalada Boosaaso

 Madaxweynaha dowladda Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud ayaa si adag u dhaleeceeyay qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay magaalada  Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, isagoo tacsi u diray dhammaan muwaadiniintii ku geeriyootay qaraxaas.

Daawo sawiradda:Dood looga hadlayay ka hortaga fikradaha qaldan ee lagu marin habaabiyo dhalinyarada oo Muqdisho

Dood cilmiyeed ay soo qaban qaabisay Hey'adda CCD oo looga hadlayay ka hor taga fikradaha qaldan ee Al-Shabaab ku marin habaabiyaan dhalinyarada ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho, iyadoo doodan ay ka qeyb galeen odayaasha dhaqanka, waxgarad, culumaa'udiin iyo dhalinyaro.

Soomaaliya oo ka qaybgalaysa shirka Nabadda iyo Amniga Qaaradda Afrika oo si hordhac uga furmay Magaalada Paris

Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka qaybgalaysa shirka Amniga & Nabadda ee qaaradda Afrika oo loogu magacdaray Elysee Summit for Peace & Security in Africa oo maanta si hor-dhac ahaan ah uga furmay magaalada Paris ee dalka Faransiiska.

Prime Minister thanks Cabinet for their hard work and dedication over the past year

Following the weekly meeting of Cabinet this morning His Excellency Prime Minister Abdi Farah Shirdon, said:
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS