Khilaafka dhexmara madaxda oo loo sababeeyey Awooda Siman ee RW iyo madaxweynaha (DHAGEYSO)
Is qab qabsiga madaxda dawlada ayaa waxay ka raaceen kuwii xilkaan uga horeeyey ee dalka soo maray taasi oo dhowr ra’iisalwasaare xilalkoodii ku waayey is fahmi waa kala dhaxeeyey madaxweynihii xilligaasi talada hayey.
Gudoomiyaha Jaalliyada Somaliyeed ee dalalka la isku yiraahdo Iskaadaneefiyaanka Cali Yare Gaani ayaa waxa uu sheegay in awoodii Ra’iisalwasaaraha uu ku takri falay madaxweynaha SOmaliya.
Waxa uu sidoo kale cali yare Gaani sheegay inay is weydiinayaan Shacabka Somaliyeed hadii lasoo magacaabo ra’iisalwasaare Cusub madaxweynaha ma umadax banaaneyn doono shaqadiisa.
Inta badan waxaa is diida siyaasadaha laba mas,uul oo xili waliba isku qabta sida ay sheegaan dastuurka hada sida cad aan waafaqsaneen khilaafka oo ugu danbeen noqda mid la siyaasadeeyo sida midka hada dhax maray Saacid iyo Xassan Shiikh.
Sagal Radio
Comments