5 entries

Articles Published on December 4, 2013

Dagaal u dhaxeeyo Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo Xoogagga Al-shabaab ayaa ka dhacay Degmada Huriwaa ee Gobolka Banaadir

Ugu yaraan laba ruux ayaa ku dhintay tiro intaas ka bandanna way ku dhaawacmeen iska-horimaad culus oo xalay ku dhexmaray degmada Huriwaa ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab.

Daawo Sawirada Dhibaato Xanuun badan oo ka dhacday Maanta oo kale afar Sano kahor Muqdisho Maxaa ka dhacay?

Shalay oo ah 3 bisha december waxay ku beegneed sanad guurada 4-aad ee ka soo wareegtay dhacdadii waxyeelada badneyd ee ka dhalatay qaraxii ka dhacay gudaha Hotel Shamow oo lagu qabanayay xaflad caaqibo badan oo ay dhiganayeen arday ka qalin jabiyay kuliyado ka tirsan Jamaacadda Banaadir ee gobolka Banaadir.

Daawo sawiradda:Dibad bax lagu taageerayay go’aanka baarlamanka uu codka kalsoonida ugala laabtay xukuumadda ayaa maanta lagu qabtay Muqdisho.

Dibadaxbaxan oo ka dhacay fagaaraha taalladi Sayidka ee degmada Howlwadaag ayaa waxaa ka qeybgalay boqollaal dad ah oo ay ka dhex muuqdeen qaar ka mid ah fanaaniinta Hobolada Qaranka ee Waaberi.

Khilaafka dhexmara madaxda oo loo sababeeyey Awooda Siman ee RW iyo madaxweynaha (DHAGEYSO)

Is qab qabsiga madaxda dawlada ayaa waxay ka raaceen kuwii xilkaan uga horeeyey ee dalka soo maray taasi oo dhowr ra’iisalwasaare xilalkoodii ku waayey is fahmi waa kala dhaxeeyey madaxweynihii xilligaasi talada hayey.
HALKAAN KA DHAGEYSO

Dhageyso:Maamulka Gobolka Banaadir oo sheegay in lala wareegi doono dhismayaasha muhiimka ah haddii aan la dayactirin.

Maamulka Gobolkan Banaadir ayaa  sheegay in ay la wareegi doonaan Dhismiyaasha goobaha muhiimka ku yaalla, hadii aanay  Milkiiliyaasha iska  lehi  ku  dhisin mudo sedax bilood Gudahood ah.
halkaan ka dhageyso
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS