Dhageyso Warka Axadnimo ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho..

Dhageyso Warka Axadnimo ee Radio Sagal

wararka waxaad ku dhageysan doontaan barlamaanka wali mashquul ku ah mooshinka xukuumada Madaxweynaha oo ka hadlay dagaalo beeleed ka dhacay hiiraan iyo shabeelaha dhaxe iyo warar kale

Section  Somali
Category   Local News
Tags  raadiosagal warka

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS