177 entries

Articles Published in November, 2013

Ajaanib ukala dhalatay Kenya iyo Ghana oo lagu qabtay Degmada Beladxaawo

Wararka ka imaanaya Degmada Beladxaawo ee Gobalka gedo ayaa sheegaya in maamulka Degmada uu sheegay inay gacanta ku dhigeen rag Ajaanib ah oo Magaalada ku sugnaa.

Somalia is making great strides, Prime Minister tells Danish delegation

His Excellency Prime Minister Abdi Farah Shirdon today met with a delegation from the Danish Ministry of Foreign Affairs.

Ra’iisul Wasaaraha oo soo dhoweeyey go’aanka Maxkamadda sare ee Britain ee sii wadista adeegga xawaaladaha Soomaalida

Muqdisho, November 5, 2013-----Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa si weyn u soo dhoweeyey go’aanka ay gaartay Maxkamadda sare ee dalka Britain, kaasi oo lagu go’aamiyay in Bankiga Barclays uu sii wado adeegga uu u hayay dadka Soomaaliyeed ee xawaaladaha.

Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya oo xafiiskiisa ku qaabilay wasiirka arrimaha dibada ee Itoobiya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa galabta xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Itoobiya Dr. Tedros Adhanom, waxaana labada mas’uul ay ka wada hadleen arrimaha horumarinta xariirka dawladdaha Soomaaliya iyo Itoobiya iyo sidii nabad loogu soo dabaali lahaa geeska Afrika.

Daawo sawirro) Madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo Muqdisho ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya

 Madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Cabdi Faarax Shir-doon (Saacid) ayaa galabta si gooni-gooni ah ugu qaabilay Muqdisho wasiirka arrimaha dibadda ee Itoobiya, Tedros Adhanom iyo wafdi uu horkacayo, iyagoo kala hadlay arrimaha horumarinta xariirka labada dowladood iyo sidii nabad loogu soo dabaali lahaa geeska Afrika.  

Munaasabadda Xirtaanka shirka dib u heshiisiinta Gobollada Jubbooyinka oo Arrimo farsamo awgood dib loo dhigay illaa Berri

Shirka dib u heshiinta oo lagu waday in maanta uu soo xirmo kaddib saddex maalmood oo uu socday ayaa dib loo dhigay illaa maalinta berry ah, kaddib markii la sheegay in ergooyin caalami ah oo ka qaybgeli lahaa xafladda xirtaanka aysan weli soo gaarin Muqdisho.

MADAXWEYNAHA SOOMALIA: “Waxaan Rabnaa Nabad iyo Maamul Wanaag ka hirgala Dhammaan Gobollada Somalia”

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud oo xalay casho sharaf ugu sameeyay xarunta madaxtooyada ergada ka qaybgalaysa shirka dib u heshiisiinta Jubbooyinka ayaa sheegay in hadafkooda uu yahay inay nabad iyo maamul wanaag ka hirgasho dhammaan gobollada Soomaaliya.

DEG DEG: Madaxweyne Xasan Sheekh oo diyaarad Helicopter ku tagay Jowhar, xilli magaalada go'doon

Wafdi uu horkacayo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daqiiqado ka hor soo gaaray magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe.  

Wasiirka Maaliyadda Oo Gudiga Maaliyadda Ee Baarlamaanka Uga Jawaabay Su’aalo Ay Weydiiyeen

Wasiirka Maaliyadda iyo Qorsheynta ee Xukuumadda Federalka Soomaaliya ayaa maanta uga jawaabay guddiga Maaliyadda ee Barlamaanka su’aallo la xiriira iscasiladdii guddoomiyaha Bankiga Dhexe, mushaarka ciidammada iyo shaqaalaha Dowladda.

Soomaali Mareykan oo guulo ka soo hoyay doorashooyinkii Mareykanka

Axmed Xasan, oo ah nin Somali Mareykan, ayaa ku guuleystay in uu ka mid noqdo golaha deegaanka ee City Council magaalada Clarkston oo ka tirsan gobolka Georgia oo uu daggan yahay, isagoo helay codad gaaraya 59.6% codadkii la dhiibtay, isgaoo aad uga horreeyay xubnihii la tartamayay.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS