177 entries
Articles Published in November, 2013
Seminar si
heer sare ah loosoo agaasimey oo eey hirgalintiisa iska kaashadeen Kullilyada
Maamulka iyo Dhaqaalah (Faculty of Finance and Administrative Sciences), iyo
Qeybta Arimaha Ardeyda (Student Affairs Division) ee Jaamacada caalamiga ah ee
Al-Madinah International University, ayaa lagu qabtey xarunta weyn ee isla
jaamacada Al-Madinah oo ah jaamacad eey dhigtaan ardey Soomaaliyeed oo aad u
farabadan, kuna taalla maagalada Shah Alam, ee gobolka Selangor ee dalka
Malaysia.