5 entries

Articles Published on November 24, 2013

Ciidanka Dowlada iyo AMISOM oo ay wahliyaan Itoobiya oo ku sii jeeda dagaani ka mid ah Hiiraan

Ciidanka Dowlada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ee Nabad ilaalinta u jooga Dalka Soomaaliya ayaa la sheegay in ay u kaceen dhankaa iyo deegaana ka mid ah Gobalka hiiraan si ay ula dagaalamaan maleeshiyaadka Shabaab.

Kulankii manta ee barlamaanka Soomaaliya oo isfaham daro ku dhamaaday xili lagu waday in ay ka hadlaan arinta mooshinka R/wasaare Saacid

Kulan manta ay yeesheen Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaliya oo ay muushin looga dhageysanayey xildhibaano Muushin ka wada Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa uu ku soo idlaaday is afgarad waa.  

Howl-galo lago soo qabtay dad lala xiriirinaayo in ay shabaab ahaayeen oo ka dhacay hilwaa

Waxaa habeenkii xalay ahaa dad aad u badan lagu soo qab-qabtay howl-gal  xoogan oo degmada Hiliwaa ay ka sameeyeen ciidamada amaanku  kuwaas oo bilaabay baaritaanka xilligii xaafadaha leesaga diyaariyay in laga jiifto.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho..
HALKAAN KA DHAGEYSO WARKA SAGALRAADIO

Sheekh Cali Dheere oo Dadka Buulo Burde Hadal Qancis ah u sheegay

Afhayeenka Guud ee Xarakada Al Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage Cali Dheere ayaa u faanay dadka Buulo Burdo iyo dhaaman Shacabka Soomaaliyeed, isaga sheegay in guushooda ay goordhaw soo dhawdahay.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS