8 entries

Articles Published on November 20, 2013

Arday Somaliyeed oo Ka Qalin Jabisay Jamacada IIUM Ee Dalka Malaysia

In ka badan  boqolal  arday oo ay ku jireen arday somaliyeed ayaa waxa ay ka qalin jabiyeen mid ka mid ah jamacadaha ugu magaca wayn dalka malaysia, taasi oo lagu magaaco International Islamic University Malaysia, loona soo gaabiyo IIUM, Ahna jamacada ugu badan ee soo saarta waxna ay ka bartaan somalida ugu badan ee dalka Malaysia wax ka barta .

Xoghayaha guud ee qaramada midoobay oo cambaareeyay weeraradii ka dhacay magaalada Beledweyne

Arbaco, November 20, 2013(HOL) - Xoghayaha guud ee qaramada midoobay Ban Ki-moon ayaa cambaareeyay weeraradii lagu qaaday magaalada Beledweyne isagoo sheegay in weeraradaas argagixisadu ay qaaday ay sababeen dhibaato ballaaran.

Fafaahinadii ugu danbeysay ee laga helaayo Qaraxii shalay ka dhacay Hiiraan

Wararkii ugu dabeeyay ee laga helaayo magaalada Baladweyn ayaa waxa ay sheegayaan in ay sii kordheen dhaawacyadii ka dhashay Qaraxii shalay halkaasi ka dhacay.

Wafdi wasiira ah oo gaaray Deegaanka no 50 noo dhawaanahaan ay ka dhacayeen Dagaalo

Wafdi Wasiiro ah oo ka socda Xukuumada Soomaaliya ayaa goor dhow gaaray deegaanka NO: 50 ee Gobolka Shabellaha Hoose, halkaasoo dagaal labo maalmood socday uu ku dhex maray ciidamo milateri ah iyo maleeshiyo deegaanka ah.

Xukuumadda Oo Guddi Wasiiro ah u Magacowday Dagaakii Ka Dhacay No.50

Muqdisho,20.Nov.2013…Shir deg deg ah oo ay xalay isugu yimaadeen Gollaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa looga hadlay arimaha ka soo cusboonaaday gobolada shabeelada dhexe, shabeelada hoose iyo qaraxii ka dhacay Baledwyn, waxaana shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”

Shirkadda diyaaradaha Somali Airlines oo toddobaadyada soo socda billaabi doonto Duulimaadyadeedii 23-sano Kaddib Shirkadda diyaaradaha Somali Airlines ayaa lagu wadaa inay toddobaadyada soo socda dib u billowdo howlaheedii duulimaadyada kaddib 23-sano oo aysan shaqeyn, sida lagu sheegay barta Skyliner Aviation.

Shirkadda diyaaradaha Somali Airlines ayaa lagu wadaa inay toddobaadyada soo socda dib u billowdo howlaheedii duulimaadyada kaddib 23-sano oo aysan shaqeyn, sida lagu sheegay barta Skyliner Aviation.

Security remains top priority, says Prime Minister on visit to Ministry of Defence

His Excellency Prime Minister Abdi Farah Shirdon said his government’s overriding priority remained security, whilst visiting the Ministry of Defence today.

Daawo sawirada:R/wasaare Saacid oo manta booqday dhaawacyadii laga keenay Hiiraan iyo wasaarada Gashan dhiga

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta booqday dhaawacyada dadkii ku waxyeeloobay weerarkii shalay Al-Shabaab ku qaadeen saldhiga degmada Beledweyne kuwaasoo isla shalay dawladdu u dirtay diyaarado lagu soo daabulo si ay u helaan daweyn deg deg ah.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS