5 entries

Articles Published on November 15, 2013

DHAGEYSO:GUDDOOMIYAHA BAARLAMAANKA: “Shacabka Soomaaliyeed ha is-dajiyaan hana ku kalsoonaadaan Golahooda Shacabka”

Guddoomiyaha Baarlamaanka, Prof. Maxamed Cismaan (Jawaari) oo shir jaraa’id oo uu uga hadlayo marxaladda uu marayo dalka, gaar ahaan dhanka siyaasadda maanta ku qabtay xafiiskiisa ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed looga baahan yahay inay is-dajiyaan oo ay ku kalsoonaadaan golaha baarlamaanka.
HALKAN KA DHAGEYSO

DHAGEYSO:XIRIIRKA KUBADA CAGTA sOOMAALIYA OO KA HADLAY HORYAALKA SOOMAALIYA IYO SIDA AY U SUURA GASHAY QABSOOMIDIISA

GUDOOMIYAHA OO WAREYSI SIIYAY sAGAL rADIO AYAA WAXA UU SHEEGAY IN AY FIFA OO AH HAY,ADA UGU SAMEYSO KUBADA CAGTA AY SUURA GILISAY IN KOONIS SANADAN LAGU QABTA HORYAALKA sOOMAALIYA WAXA UUNA SIDOO KALE SHEEGAY IN AY HADA RAJEYNAYAAN IN LOO DHISO GOROOMA KALE OO SIDA KOONiS AH
HALKAAN KA DHAGEYSO

Somali Links Allsomalimusic.com Contact Us Photo Gallery Search BBC Somali - VOA BBC Somali 07:00 BBC Somali 11:00 BBC Somali 14:00 BBC Somali 18:00 VOA Somali 06:30 VOA Somali 16:00 VOA Somali 20:00 Al-Shabaab oo dib ula wareegtay Jaziirada Kudhaa ee Gobolka Jubada Hoose

Xoogaga Al-Shabaab ayaa dib ula wareegtay Jaziirada Kudhaa ee Gobolka Jubada Hoose, halkaasoo maalmo ka hor ay la wareegeen Ciidamada Maamulka KMG ah ee Jubba iyo Ciidamada Kenya ee ka midka ah AMISOM.

Maxkamadda Federaalka Mareykanka oo Xabsi daa’in ku Xukuntay Soomaali loo haysto dilka Afar qof oo Mareykan ah

Maxkamadda federaalka Mareykanka ayaa xukun madaxaa-ha-ku-furto ah ku ridday saddex qof oo Soomaali ah, kuwaasoo ka mid ahaa 19-qof oo loo haysto inay ka dambeeyeen dilka afar qof oo Mareykan ah oo lagu dilay badweynta Hindiya.

Madaxweynaha Soomaaliya oo kula kulmaya Xildhibaanada Baarlamaanka madaxtooyada kalana hadlay xaalada khilaafka

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wali ku adkeysanaya in Ra'iisul Wasaaraha is casilo, kadib markii uu diiday talooyin iyo xal ay u geeyeen Siyaasiyiin, Xildhibaano iyo mas'uuliyiin horay xilal u soo qabtay oo uu 24-kii saac ee la soo dhaafay kulamo gaar gaar ah la qaatay.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS