Reer Muqdisho oo soo dhaweeyay 22 sano ka dib in maamulka uu hir giliyo adeega samaafarada.

Waxaa magaalada Muqdisho laga hir giliyay muda dheer ka dib leerarka samaafarada ee lagu kala hago gawaariga qeebahooda kala duwan ee isaga kala goosha Muqdisho qeebaheeda kala duwan

   Reer Muqdisho oo soo dhaweeyay 22 sano ka dib in maamulka uu hir giliyo adeega samaafarada.

Maamulka gobalka banaadir ayaa waxa uu ku guuleystay 22 sano ka dib in uu soo ciliyo qeeb ka mid ah bilicdii magaalada waxa ayna maamulka dhawanahaanba wadeen howlo dib loogu soo cilinaayo waxyaabihii horey u lumay sida adeega bulshada.

Arinta samaafaraha ayaa waxa so dhaweeyay dadka reer muqdisho oo u arko tilaaba horay loo qaaday waxa ayna shacabka niyadooda ku muuqiyeen banana bax ay isugu soo aruureen meel aan sidaasi ugu fogeen goobtii ugu horeysay ee laga hir giliyo leerarka samaafarada .

Dhanka kale ciidanka Taraafikada Soomaaliyeed ayaa wxa ay sheegeen in ay sahlanaan doonto in ay wax ka qabtaan cid waliba oo ku xad gudubta leerarka.

Sagal Radio

 137 138 155 219 316 414 515 613 711 813 911 1010

Section  Somali
Category   Local News
Tags  aayar ah bilicdii laabaneyso oo si soo u xamar

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS