10 entries

Articles Published on November 10, 2013

Wasiirrada arrimaha dibada ee Soomaaliya iyo Kenya oo maanta la filayo inay kulan yeeshaan

Wasiirrada arrimaha dibadda ee Soomaaliya iyo Kenya Marwo Fawziya Yuusuf Xaaji Aadan iyo Marwo Aamina Maxamed Jibriil ayaa maanta la filayaa inay yeeshaan kulan muhiim ah oo looga wadatashanayo go'aan ay dawlada Kenya ku doonayso inay dib ugu celiso Soomaaliya qaxootiga nus-malyuunka ah ee ku jira xerada qaxootiga ee Dhadhaab.

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo sheegay in Ciidamadiisu ay ka mid noqon doonaan Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM

Ra'iisul wasaaraha Itoobiya, Hailemariam Desalagn ayaa ku dhawaaqay inuu diyaar u yahay in ciidamadiisa ay ka mid noqdaan howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM, kaddib kulan uu madaxweyne ku xigeenka Kenya, William Ruto kula yeeshay magaalada Addis Ababa.

Shabaab oo digniin u dirtay malkiilayaasha Hoteelada Muqdisho shegayna in ay weerarayaan hadii laga kireeyo Ajnabi iyo Dowladaba.

Afhayeenka Howl galada Al-Shabaab Sheekh C/casiis Abuu Muscab ayaa ku wargeliyay Milkiilayaasha Hotelada inay ka fogaadaan saraakiisha dowladda iyo mas'uuliyiintaa, isla markaana hantidooda ay ka dheereystaan.

Waxaa dib u dhac uu ku yimid wada hadaladii u dhaxeeyay Dowlada dhaxe iyo maamulka Soomaaland ee Istan buul

Waxaa dib u dhac muddo bil ah uu ku yimid wajiga labaad ee wada hadalada u dhaxeeyay Somaliland iyo Soomaaliya ee ay garwadeenka ka aheyd dowladda Turkiga, iyadoo lagu waday in 8-bishan uu qabsoomo.

Sawirro)Prof. C/wali Gaas oo si diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Galkacyo

Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Prof. C/wali Maxamed Cali (Gaas) ayaa gaaray magaalada Galkacyo ee Gobolka Mudug, halkaasoo si weyn loogu soo dhoweeyay.

Dhageyso Warka Axamednimo ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Axadnimo ee Radio Sagal  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho..
halkan ka dhageyso warka sagal

Madaxweyne Xasan Sheekh “Muwaadin Kasta Waa Inuu Helaa Caafimaad Tayo Leh” Sawirro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa sheegey in qodobadii ka soo baxay shirweynihii Qaran ee Caafimaadka in Dowladdu ay dhaqangelineyso si caafimaadka dalka loogu sameeyo dib-u-habeyn.

Xassan sheikh Soomaaliya ma ahan meel ay muslimiinta oo dhan isla leeyihii ee waxaa leh oo kali Soomaaliya.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Soomaaliya ay xilligan diyaar u tahay in dhibaatooyinkii lagu yiqiin inay ka gudubto, kadib khudbad uu shalay ka jeediyay Munaasabad lagu soo xirayay Shir looga hadlayay Caafimaadka.

Reer Muqdisho oo soo dhaweeyay 22 sano ka dib in maamulka uu hir giliyo adeega samaafarada.

Waxaa magaalada Muqdisho laga hir giliyay muda dheer ka dib leerarka samaafarada ee lagu kala hago gawaariga qeebahooda kala duwan ee isaga kala goosha Muqdisho qeebaheeda kala duwan

Friday’s attack will only make Somalia even stronger, declares Prime Minister

Somalia will only be stronger following Friday night’s attack, His Excellency Prime Minister Abdi Farah Shirdon said today after visiting Hotel Makkah Al-Mukarama and Madina Hospital.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS