7 entries

Articles Published on November 8, 2013

Gudoomiyihii Bankiga Dhexe ee Soomaaliya Yusuf Abrar oo ka hadashay sababihii keenay in ay is casisho

Gudoomiyihii Bankiga Dhexe ee Soomaaliya Yusuf Abrar ayaa markii u horeysay ka hadashay is casilaadeeda maalmo kadib markii warbaahinta gudaha iyo kuwa dibada ay si aad ah uga hadlayeen wararka ku saabsanaa is casilaadeeda.

Milateriga Kenya oo sheegay inay Qorsheynayaan duqeymo cusub oo ay ku Qaadaan Saldhigyada iyo Baraha Al-shabaab

Jimco, November 08, 2013)-Milateriga Kenya ayaa shacabka ku nool Koonfurta Soomaaliya ugu baaqay inay ka fogaadaan saldhigyada kooxda Al-shabaab ay leedahay iyo baraha koontaroollada ah ee ay ciidamadooda kaga sugan yihiin Kooonfurt Soomaaliya.

Diyaarad Helicopter ah oo sida deeq daawo ah oo ka degtay magaalada Jowhar (Sawirro)

Deeqdii u horeysay oo daawo ah oo ka socota dowladda Soomaaliya ayaa shalay la gaarsiiyay magaalada Jowhar ee Gobolka Shabellaha Dhexe.

Shabaab oo Shirkii Jubuuyinka ku sheegtay in uu ahaa mid dana gaar ah laga lahaa

Al-shabaab oo dagaal kula jirta ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa shirkii Jubbooyinka iyo qodobbadii kasoo baxay ku tilmaantay kuwo dano gaar ah laga leeyahay.

Ciidanka Amaanka OO Howlgallo Dheeraad Ah Ka Wada Magaalada Beledweyn

Saraakiisha amniga ee dowladda Soomaaliya ee  gobolka Hiiran ayaa sheegay in ay howlagallo kor loogu qaadayo sugidda amaanka  gobolka ay ka billaabi doonaan gobolkaasi.

Ciidammada Qalabka Sida oo kala dhexgalay maleeshiyo beeleed ku dagaalamay duleedka degmada Jowhar “Dhageyso”

Ciidammo Xoogga DalkaCiidammada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed ayaa kala dhexgalay maleeshiyo beeleedyo ku dagaalamay deegaanno dhaca bariga magaalada Jowhar kuwaasi oo iyagu qasaare isku geystay.
HALKAAN KA DHAGEYSO

Sawiro:-Raiisul Wasaare Saacid: “Amaanka wuxuu noo leeyahay mudnaanta koobaad, Caafimaadka iyo Waxbarashaduna waxay noogu jiraan kaalinta labaad”

Raiisul Wasaaraha xukuumadda federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon “ Saacid” ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shir heer qaran ah oo ku saabsan  caafimaadka dalka Soomaaliya, Shirkan oo ah kii ugu horreeyey noociisa , ayaa waxaa ka soo qaybgalay qaar ka mid ah xubnaha golaha wasiiradda, gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, wakiillo ka kala socday gobolada dalka, xirfadleyada caafimaadka Soomaaliya, wakiilada haydaha qaramada midoobey iyo marti sharaf kale.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS