8 entries

Articles Published on November 7, 2013

Elman ayaa ku guuleysatay koobtii Subar kaabka oo ay maal gilisay sanadkan shirkada Hormuud.

Ciyaar kubadda cagta ah oo aad u xiiso badan ayaa shalay gellinkii dambbe ku dhexmaray gartoonka Banaadir Stadium oo dayactir xooggan lagu sameeyay, iyadoo ay ciyaartan oo ay ka soo qaybgaleen dadweyne fara badan ay dhexmartay kooxaha Elman iyo Banaadir.  

WASIIRKA ARRIMAHA GUDAHA: “Waxaan ku guuleysannay inaan 64 unug oo Al-shabaab ka tirsan ku burburinno muddo kooban”

Khamiis, Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya, C/kariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in muddo 90-casho gudahood ah ay ku burburiyeen 64-unug oo ka tirsan Al-shabaab, kuwaasoo ka howlgalayay Muqdisho.

Ra’iisul Wasaare Saacid oo xalay casho sharaf sagootin ah u sameeyey Ergooyinkii Jubooyinka (Sawirro)

Ra’iiisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa xalay u sameeyey xaflad sagootin ah Ergooyinkii ka soo qayb galay shirka Jubooyinka ee ka socday magaalada Muqdisho afratii maalmood ee la soo dhaafay iyadoo heshiis rasmi oo u gogol xaaraya dhamaystirka maamulka Juba dhinacyadu ay ku kala saxiixdeen xaflad sida weyn loo soo gaasimay oo ka dhacday magaalada Muqdisho.

Somali Government assures International partners its commitment to ongoing reforms of Somali institutions

Ridwaan Haji, Government spokesperson, said: “The Federal Government of Somalia has an unshakeable commitment to good-governance.

War Murtiyeedka SHIRKA DIB-U HESHIISIINTA JUBBOOYINKA

War Murtiyeedka Horudhac Iyadoo laga anbaqaadayo fulinta iyo hergelinta heshiiskii Addis Ababa ee bishii August 2013, Dowladda Federaalka Jamhuuriyada Soomaaliyeed waxay qabanqaabisey shir weyne dib u heshiisiineed ee shacabka jubbooyinka.

Prime Minister heralds conclusion of Reconciliation Conference for Jubba Communities as “huge opportunity”

Speaking at the successful conclusion of the Reconciliation Conference for Jubba Communities, His Excellency Prime Minister Abdi Farah Shirdon, heralded the agreement as an “opportunity for all the communities of Jubba to move forward together as a united region”.

Waxaa dagan xaalada deegaanadii shalay ay ku dagaalameen maleeshiyaad wada daganaduleedka Barrie e Sh/dhaxe

Xaalad degenaansho ayaa saaka ka jirta deegaanada duleedka bari ka xiga magaalada Jowhar, kadib dagaal lagu hoobtay oo labo maleeshiyo beeleed shalay ku dhex maray.

Shir weyne looga hadlayo ariamaha caafimaadka dalka oo maanta ka furmaya Muqdisho.

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmaya shir weyne qaran oo lagaga hadlayo arrimaha caafimaadka dalka. Dhaqaatiirtan waxa ay ka kala yimaadeen dalka dibadiisa, kuwaasoo sanado badan ka maqnaa dalka.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS