Shirkii dib u hishiisiinta oo manta lagu wado in uu ka furmo Muqdisho

Xili ay manta ku begantahay maalintii loo iclaamiyay in la qabto shirki dib u hishiisiinta ee deeganada Jubooyinka ayaa waxaa magaalada ka soconaayo qaban qaabadii ugu danbaysay ee qabsoomida shirkaasi.

Shirkii dib u hishiisiinta oo manta lagu wado in uu ka furmo Muqdisho

Waxaa magaalada soogaaray saacadihii ugu danbeeyay wafooda ka qeyb galeyso shirka kuwaasi oo ka kala socdo qeebaha kala duwan ee bulshda deegaanadas waxaana lagu wadaa in saacadaha soo socda uu furmo shirkaasi.

Madaxda Dowlada ayaa lagui wadaa in ay ka qeebgalaan furitaanka shirka waxaana sidoo kale qudbada furitaanka shirka jeedin doono madaxweynaha Soomaaliya (Md)Hassan Sheikh Mohamuud.

Dhawaana ayeey aheed markii uu tagay Madaxweynaha Soomaaliya Magaalada Kismaayo halkaasi uu kulama kula soo qaatay Maamulka Juba iyo sidoo kale wax garadka ka soo jeedo deegaanadaasi waxa uuna kala hadlay sidii ay kaga qeeb gali lahaayeen shirka manta furmaya.

Sagal Radio

Section  Somali
Category   Local News
Tags  dib hishiisiinta shirka u

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS