Dhageyso Warka iyo Barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Wararka manta waxaad ku maqleysaan dhageystayaal:madaxweynaha soo dhameystay safarkiisii Kismaayo sheegayna sida ay lagama maarmaan u tahay Fadaraaliisimka. Shirkii dib u hishiisiinta Jubooyinka oo manta ka furmaayo Mudisho, Gudoomiyihii banka dhexe ee Soomaaliya oo is casishay iyo warar kale

Section  Somali
Category   Local News
Tags  Dhageyso Sagalradio warka

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS