Madaxweynaha
Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka dhawaajiyay in arrinta aanay wax is
bedel ah dowladiisa ku sameyn karin, isla markaana ayy tahay wax ku qoran
dastuurka oo aanay marnaba qaloocin karin, isagoo cadeeyay in Federalismka uu
daawo u yahay mushkilada ka jirta Soomaaliya.