(Dhageeyso): Al-Shabaab oo sheegay in Madax weyne Xasan Sh ay halis galiyeen

Afhayeenka Dhanka howlgalka u qaabilsan Xarakada Al-shabaab C/casiis Abuu Muscab ayaa sheegay in Weerar shalay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Kismayo  ay ku qaadeen uu Faracidiyaleh uu ku fikaday Madax weynaha Soomaalia Xasan sh Maxamuud.

(Dhageeyso): Al-Shabaab oo sheegay in Madax weyne Xasan Sh ay halis galiyeen

Waxuu sheegay in Al-shabaab ay Weerarkaasi ku qaadeen Diyaaradii Siday madax weynaha islamarkaana ay Cirka iyo Dhulkaba ay ku weerareen.

Section  Somali
Category   Local News
Tag  shabaab

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS