4 entries

Articles Published on October 31, 2013

Cali Dheere "Ciidanka uu leeyahay Ban Ki-moon hala soo kordhinayo waxay bedel u yihiin kuwii baaba'ay"

Afhayeenka guud ee Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) ayaa ka hadlay ciidamada dheeraadka ah ee lagu kordhinayo ciidanka AMISOM ee Soomaaliya, isagoo sheegay in ciidankaas aanay waxba soo kordhin doono.

Madaxweynaha Oo Ku Sii Wajahan Kismaayo Iyo Qaban Qaabada Soo Dhaweyntiisa Oo Halkaasi Ka Socota

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka la filayaa iney gaaraan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose,  halkaasi oo ay si weyn uga socoto qabanqaabada soo dhaweynta Wafdiga Madaxweynaha.

Ra'iisul Wasaaraha oo u kuur-galay kobaca dhaqaale ee Bankiga dhexe iyo Dekadda (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon ayaa maanta kormeeray koboc iyo horumarada dhaqaale ee Bankiga dhexe iyo Dekedda Muqdisho, waxaana kormeerkiisan ku wehliyay Wasiirada Maaliyadda, Howlaha guud, Arrimaha gudaha iyo Warfaafinta.

Jan Eliasson oo Golaha Ammaanka ugu baaqay in tirada ciidanka AMISOM la kordhiyo, lana taageero Ciidamada Soomaaliya

Ku xigeenka xoghayaha guud ee QM, Jan Eliasson oo xalay ka hadlay kulan ay lahaayeen golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay loogana hadlayay kordhinta ciidamada AMISOM iyo taageerada ciidamada Soomaaliya ayaa ku baaqay in tirada AMISOM si dhaqso ah loo kordhiyo.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS