5 entries

Articles Published on October 27, 2013

Meydka Wariye Maxamed Maxamuud Timad Cadde oo Muqdisho lagu aasay

Waxaa magaalada Muqdisho gaar ahaan gudaha isbitaalka Madiina lagu aasay meydka wariye Maxamed Maxamuud Tima Cadde oo xalay ku geeriyooday isbitaalkaasi gudihiisa kadib dhaawac maalma kahor kasoo gaaray weerar ay ku qaadeen kooxa bastoolado ku hubeesnaa oo ku dhuftay lix xabadood.

SOMALIA TROOPS SHUT DOWN RADIO STATION

MOGADISHU: Security forces shut down one of Somalia’s most respected independent radio stations on Saturday in Mogadishu, accusing it of illegally occupying a government building, witnesses and police said.

Dhageyso Warka Axamednimo ee Radio Sagal

 Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Axadnimo ee Radio Sagal  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho..
dhageyso warka sagalradio

Cali dheere Afhayeenka guud ee Al-shabaab oo Shaaciyay inaysan xiriir la lahayn Col. Barre Hiiraale, sheegayna inaysan u hanjabin Sheekh Umal

Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) Afhayeenka Al-shabaab, ayaa sheegay inaysan jirin wax xiriir ah oo kala dhexeeya Col. Barre Hiiraale oo ku sugan deegaanno ka tirsan gobolka Jubbada Hoose.

Golaha Wasiirada oo ka dooday kordhinta Miisaaniyadda 2014-ka, ansixiyayna heshiis dhex maray Wasaaradda howlaha guud iyo shirkad Turki ah.

Muqdisho, October 27, 2013----Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan aan caadi ahayn ku yeesheen xaruntooda Muqdisho waxaa looga dooday kordhinta Miisaaniyadda sanadaka 2014-ka, heshiis dhowaan dhex maray wasaaradda howlaha guud iyo gaadiidka badda iyo Shirkad laga leeyahay dalka Turkiga oo lagu magacaabo Al Bayrak taasoo la wareegi doonta maamulka iyo horumarinta howlaha dakadda weyn ee Muqdisho.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS