Dhageyso wariye saakay lagu dhaacay Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho

waxaa sakay magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya dhaawac loogu geystay wariye Maxamed Maxamuud Tima Cadde oo ka howl-gali jitay TV universal xafiiskiisa magaalada Muqdisho

Dhageyso wariye saakay lagu dhaacay Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho

Xogayaha maaliyada ururka NUSOJ oo ka war bixiyay xalada wariye Maxamed maxamuud Tima cadde oo sakay lagu dhaawacay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya

Section  Somali
Category   Local News
Tags  cadde dhaawaca dhageyso tima wariye

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS