5 entries

Articles Published on October 22, 2013

DEG DEG: Wariye u shaqeeya Telefishinka Universal iyo Radio Kulmiye oo saaka lagu dhaawacay Muqdisho

Wariye Maxamed Maxamuud Timacade oo ka tirsan Telefishinka Universal Tv  iyo Kulmiye Radio ayaa saaka lagu dhaawacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Wadajir oo uu degenaa wariyuhu, iyadoo loola cararay Isbitaalka Madiina.

Wadahadalladii dowladda Soomaaliya iyo maamulka Jubba oo is-afagarad ku dhamaaday iyo Qodobo lagu heshiiyay

Waxaa maanta magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose lagu soo gabagabeeyay wadahadallo qaatay mudo laba maalmood ah oo u dhexeeyay masuuliyiinta maamulka KMG ee Jubba iyo dowladda Soomaaliya, iyadoona sidoo kale ay wadahadalladani goobjoog ka ahaa xubno ka socday ururka Midowga Afrika.

NICHOLAS KAY: “Waxaan Rajeynayaa in Puntland ay dib u soo celin doonto xiriirkii kala dhexeeyay dowladda Soomaaliya”

Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, dajire Nicholas Kay oo soo saaray warsaxaafadeed uu kaga hadlayay socdaal laba maalmood qaatay oo uu ku tagay Puntland, ayaa sheegay in madaxda Puntland ay isku afgarteen waxyaabihii ay kawada hadleen oo dhan.

Uganda ayaa heegankii ugu xooganaa ebad waxa ay gilisay Dalkeeda ka dib hanjabaadyo ka soo yeeray Shabaabta Soomaaliya.

Dowladda Uganda ayaa heegankii ugu sareeyay gelisay laamaheeda ammaanka gudaha, kadib markii ay soo saartay digniino ku aadan weeraro argagixiso oo Mareykanka uu soo saaray in dalkaas laga fulin rabo.

Dhageyso wariye saakay lagu dhaacay Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho

waxaa sakay magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya dhaawac loogu geystay wariye Maxamed Maxamuud Tima Cadde oo ka howl-gali jitay TV universal xafiiskiisa magaalada Muqdisho
dhageyso dhaawaca wariyaha
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS