5 entries

Articles Published on October 21, 2013

Sheekh Axmed Madoobe oo kasoo horjeestay in Col. Barre Hiiraale uu ka qayb-galo shirarka looga hadlayo Arrimaha Jubbooyinka

Hoggaamiyaha maamulka KMG ah ee Jubba, Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Sheekh Axmed Madoobe) ayaa sheegay inuusan ka qaybgalayn shir looga hadlayo arrimaha Jubbooyinka oo lagu qabanyo magaalada Muqdisho, kaddib kulan ay Kismaayo ku yeesheen isaga iyo wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya, C/kariin Xuseen Guuleed.

Tuhmaneyaal burcad badeed oo laga qabtay xeebaha Soomaaliya

Xoogaga caalamiga ee la-dagaalanka  burcad badeedda ayaa sheegay inay qabteen sagaal qof oo looga shakisan yahay inay ku lug-lahaayeen fal burcadnimo oo dhowaan ka dhacay badweynta Hindiya.

Dib u dhac ku yimid kar kale shirkii xukuumada ay sheegtay in uu dhacaayo 21 bishan oo manta ku beegneed.

Shirkii lagu waday in uu magaalada Muqdisho ka furmo manta oo isniin ah ayaa mar kale dib u dhac uu ku yimid kadib markii ay Dowlada Soomaaliya iyo maamulka uu hogaamiyo Shiikh Axmed Madoobe ay siyaaba kala duwan ugu hadleen .

Dadkii ku dhaawacmay qaraxii Baladweyne oo gurmad caafimaad loo sameeyay.

Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa waxaa soo garay dad ku dhaawacmay  Qaraxii laba maalin ka hor ka dhacay Xarunta G/Hiiraan ee B/weyne

Gudiga Joogtada Baarlamaanka Soomaaliya oo ka dooday hirgelinta nidaamka Xisbiyada siyaasadeed

Guddida Joogtada ah ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulan ay shalay ku yeesheen magaalada Muqdisho kaga dooday hirgelinta nidaamka xisbiyada siyaasadeed iyo xoojita howlaha Baarlamaanka.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS