12 entries

Articles Published on October 12, 2013

Xassan Shiikh Maxamuud oo umada Soomaaliyeed ugu hanbal yeeyay Sanad guuradii 59 ee ka soo wareegatay xiligii calanka Soomaaliya laga taagay meel kamid ah Dalka

Maanta oo kale 12-October sanadkii 1954 waa maalintii u horeysay ee dhul Soomaaliyeed laga taago Calanka Buluuga ah ee dhexda shanta xidig ku leh, iyadoo ka soo wareegatay 59-sano ah.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Wararka maanta ee Sagal Radio waxa ay idiinkaga imaanayaan istuudiyaha Radio Sagal magaalada Muqdisho waxaad ku dhageysan doontaan Madaxweynaha Soomaaliya oo Shacabka ugu hanbal yeeyay Munaasabada maalinta Calanka ee ku beegan manta, Dagaalo u dhaxeeyo Ciidanka Dowlada iyo Maleeshiyaad Ahlu suna ah oo ka dhacay Balad xaawo iyo bar naamijkii Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya 
Warka

Dooni Ay La Socdeen Boqolaal Muhaajiriin Ah Oo Ku Degtay Xeebaha Dalka Talyaaniga

Maraakiibta dagaalka dalka Talyaaniga ayaa ku guuleystay iney badbaadiyaan Dooni siday tahriibayaal oo shil ku gashay meel ku dhow xeebaha dalka Talyaaniga,  ayadoo doontaasina ay saarnaayeen dad ku dhow 300 ruux oo ay ku jiraan tahriibayaal Soomaali ah.

Madaxweynaha oo maanta ka qeyb galaya shir madaxeedka aan caadiga aheyn ee Midowga Afrika oo looga hadlaayo arima la xiriira Maxkamada danbiyada dagaalka ee Heeg

Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta oo sabti ah ka qeyb galaya shir madaxeedka Midowga Afrika ee maanta ka furmaya magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.

Is rasaaseyn u dhaxeysay Nin ku libisnaa Dareeska Ciidanka kuna Howlanaa dhigashada Isbaaro iyo kuwa amaanka ayaa waxa ay maata ka dhacday Muqdisho

Waxaa maanta is rasaaseyn mudo kooban socotay una dhaxeesay Ciidamo kawada tirsan Dowlada Soomaaliya ayaa maanta ka dhacday Xaafada Dabakaayo Madow ee Degmada Dharkeenley .

Midowga Afrika oo go'aan ka gaaray tirada rasmiga ah Ciidamada AMISOM ee Soomaaliya ka howlgalaya

Magaalada Adis Ababa ee xarunta Dalka Itoobiya waxaa kulan ku yeeshay Golaha amaanka iyo Nabad Galyada Midowga Afrika waxa ayna go'aamiyeen in la kordhiyo tirada Ciidamada AMISOM ee ka howlgala gudaha Dalka Soomaaliya.

Wiil uu dhalay Danjire Maxamed Cali Ameeriko oo lagu dhaawacay Muqdisho .

Wiil uu dhalay Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Kenya Amb. Maxamed Cali Ameeriko ayaa maanta duhuradii lagu lagu dhaawacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Jidka Maka Al-Mukarama, iyadoo dhaawiciisa lagu dabiibayo Isbitaalka Xalane ee Ciidamada AMISOM.
halkaan ka dhageyso

MADAXWEYNAHA SOMALIA: “Calanku waa Astaanta Soomaalida oo dhan Mideynaysa, waana in shacabku muujiyo isku duubni"

Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aaddan sannad-guuradii 59-aad ee kasoo wareegtay markii ugu horreysay oo calan Soomaaliyeed laga taago ciidda Soomaaliya u diray shacabka Soomaaliyeed.

Madaxweynayaasha Soomaliya iyo Djibouti oo kulmay ka hor shika Midowga Afrika

Addis Ababa, 12 October 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha Djibouti Mudane Ismail Omar Gelle ka hor shirka Madaxweynayaasha Midowga Afirka.

Prime Minister rallies nation, calls for unity and brotherhood on Somali Flag Day

His Excellency Prime Minister Abdi Farah Shirdon today led celebrations on Somali Flag Day, rallying the nation and stressing the great prizes of unity and brotherhood on the 59th anniversary of the national flag. The Somali Flag was first internationally recognized and celebrated on the 12th October 1954, six years before the country’s independence in 1960.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS