Dhageyso Warka Sagal Radio Iyo Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadkii Tagay Ee Soomaaliya

Dhageystayaasheenna qaayaha lahow, kusoo dhawaada warka iyo barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya oo Sabti kaste, ka dhageystayaan idaacadda Radio Sagal ama barteeda Internetka ee Sagalradio.org.

Dhageyso Warka Sagal Radio Iyo Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadkii Tagay Ee Soomaaliya

Qodobbada warka waxa ka mid ah, Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta furey tababar loo sameynayo ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Ciidama Ajnabi ah oo mantaweeraray Magaalada Baraawe ee Sh/Hoose iyo dagaal dhax maray shabaab iyo Ciidankaasi.

Section  Somali
Category   Local News
Tags  sagal warka

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS