8 entries
Articles Published on October 5, 2013
Wasiirka warfaafinta, Boostada iyo gaadiidka Soomaaliya
C/laahi Ceelmooge Xirsi oo dhawaantan kasoo qaybgalay shirweynaha 38aad ee
wadamada xubnaha ka ah hay’ada caalamiga ah ee duulimaadyada iyo saadaasha
hawada ee (ICAO) gaarayana 191 dal ayaa sheegay in Soomaaliya dib loogu soo
celinayo lacag malaayiin ah oo hawada Soomaaliya canshuur ahaan looga aruuriyay
22-kii sano ee Soomaaliya ay burbursanayd