4 entries

Articles Published on October 4, 2013

Tira caruur ah ayaa ku dhimatay maanta shil gaari oo ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Afar Caruur ah ayaa dhabaatada mid kalena waa uu ku dhaawacmay shilka gaari ee ka dhacay nawaaxiga Ex-koontarool Afgooye ee magaalada Muqdisho ee caasimada.

Dhalin yaro careysan ayaa waxa ay manta gubeen kaniisad ku taalo magaalada manbaasa

Rabshado ayaa ka bilowday magaalada Mombasa salaadii jimcaha kadib, markii dhalinyaro careysan ay gubeen Kaniisad, iyadoo taas ka dambeysay markii rag hubeysan ay xalay ku dileen Xaajafa Majengo Wadaad caan ahaa oo lagu magacaabo Sheekh Ibraahim Ismaaciil iyo afar ruux la socotay.

Danjire Maxbuub Macallim oo Magaalada Minneapolis kulamo kula yeeshay Qurbo-joogta Soomaaliya, Kenya iyo Jabuuti

Xoghayaha fulinta ee urur goboleedka IGAD Danjire Maxbuub Macllim ayaa caawa kulan ballaran la qaatay jaaliyadaha dalalka Soomaaliya, Kenya iyo Jabuuti waxaana kulankaas ka dhacay  Hotelka Ramaada ee Magaaladda Minneapolis ee gobolka Minnesota.

Ilaa saddex boqol oo Tahriibayaal Afrikaan ah oo ku dhintay Xeebta Jaziirada Lampedusa

Dowladda Talyaaniga ayaa ku dhawaaqday maalin baroor diiq qaran oo loo sameynayo mashaqadii ka dhacday Jaziirada Lampedusa ee dalka Talyaaniga, halkaasoo Doon ay saarnaayeen ilaa 500 muhaajiriin Afrikaan ah ay ku degtay.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS