Madaxweynaha
dowladda Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in nabad lagu soo
celiyo Soomaaliya ay u baahan tahay in la-laba-laabo dagaallada lagu
jiro Al-shabaab, isagoo intaas ku daray in dagaalka lagu soo af-jarayo
kooxdan uu noqon karo mid socda muddo fog.