30 entries

Articles Published in September, 2013

Shirweyne looga hadlayo Mustaqbalka Soomaaliya ayaa ka furmay magaalada Muqdisho

Wafuud kakala socoto qeybaha dalka oo gaaray Muqdisho, si ay ugu qeyb qaataan shir ka furmay Muqdisho.

Puntland oo qaadacday Shirweynaha Qaran ee ka furmay Muqdisho

Wasiiro ka tirsan Maamulka Puntland oo maanta shir jaraa'id ku qabtay magaalada Garowe ayaa qaadacay shirweynaha qaran ee looga hadlayo mustaqbalka siyaasadeed ee dalka, kaasoo maanta ka furmay magaalada Muqdisho

Dowlada Soomaaliya oo heshiis la saxiixatay Bangiga Islaamka ee dalka Sacuudiga

Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” oo ku sugan magaaladda Jidah ee Boqortooyadda Sucuudiga ayaa maanta waxaa uu heshiisyo la gaaray Bankiga Islaamka

Al-Shabaab oo sheegay in Askar badan oo Itoobiyaan ku dileen dagaalo ka dhacay Bay iyo Bakool

Afhayeenka howl galada Al-Shabaab Sheekh C/casiis Abuu Muscab ayaa faah faahin ka bixiyay dagaalo ka dhacay qeybo ka mid ah gobolada Bay iyo Bakool, kaasoo ay la galeen ciidamada dowladda iyo kuwa Itoobiya

Madaxweyne Xasan Sheekh "Doorasho waa inay dalka ka dhacdaa sanadka 2016 ma rabno muddo kororsi"

Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in dowladiisu ay ku hamineyso in doorasho ka dhacdo Soomaaliya sanado yar kadib

Al Shabaab oo gowracday mid ka mid ah gudoomiyaasha degaanada hoostaga Afmadow

Wararka ka imaanaya degmada Afmadow ayaa sheegaya in Xoogag ka tirsan Al-Shabaab ku gowraceen Gudoomiye deegaan oo hoos taga degmadaas, kadib markii ay kaxaysteen.

Taageerayaasha Mursi oo ku baaqay dibad-baxyo kale oo abaabulan

Isbaheysi taageera Madaxweynihii xukunka laga tuuray Maxamed Mursi ayaa maanta ku baaqay isu soo baxyo ballaaran oo ka dhan ah dowlada KMG ee Masar

Markab dagaal oo kusoo dhawaaday Xeebaha Hobyo iyo dadka degaanka oo cabsanaya

Maraakiibta dagaal ee ciidamada NATO ee la dagaalanka burcad badeedka ayaa ku soo dhowaaday xeebaha degmada Hobyo ee Gobolka Mudug iyadoo degaanadaas cabsi laga dareemayo

Madaxweynaha Soomaaliya oo markii ugu horreysay safar dhulka ah ku tagay Marka

Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka markii u horeysay safar dhulka ah ku gaaray magaalada Marka ee Gobolka Shabellaha Hoose

Xisbiyada Mareykanka oo isku raacay in tilaabo adag laga qaado maamulka Siiriya

Xisbiyada Dimuquraadiga iyo Jamhuuriga ee Mareykanka ayaa  meel isla dhigay heshiis siyaasadeed oo ku aadan in dowlada Maraykanka ay tilaabo militari ka qaado dowlada Siiriya.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS