Dhagayso Warka Iyo Barnamijka Dhacdooyinka Ee Radio Sagal
Dhageystayaasheenna qiimeynta mudan, warka idaacadda Sagal waxa uu toddobaadkan idin kaga imaanaya xarrunta Radio Sagal ee magaalada Nayroobi.
Dhageystayaal kusoo dhawaada Warka Iyo Barnaamijka Dhacdooyinka, oo xilligan oo kale aad kala socotaan idaacadda Sagal
Radio Sagal:-Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah,Wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh oo gaaray Kampala si ay ugu qeyb galaan shir muhiim u ah Soomaaliya,qarax ciidamada AMISOM lagula eegtay Shabeelaha Hoose,,Madaxweyinihii hore ee Puntland Cadde Muuse Xirsi oo beeniyay eedeyn uu ujeediyay Faroole.,Mareykanka oo qaar ka mid ah Safaaradiihiisa caalamka xeraya,iyo qodobo kale oo caalami ah.
Comments