Dhagayso Warka Iyo Barnaamijka Dhacdooyinka Todobaadka Ee Radio Sagal

Dhageystayaasheenna qiimeynta mudan, warka idaacadda Sagal waxa uu toddobaadkan idin kaga imaanaya xarrunta Radio Sagal ee magaalada Nayroob

Dhagayso Warka Iyo Barnaamijka Dhacdooyinka Todobaadka Ee Radio Sagal

Kusoo dhawaada dhageystayaal Warka iyo Barnaamijka Dhacdooyinka ee Radio Sagal

Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Wakiilka qaramada midoobay ee xafiiska siyaasadda Soomaaliya oo booqasho ku tagay Garowe,saraakiil ka tirsan booliiska dalka oo ka warbixiyay qasaaraha ka dhashay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee shalay lagu qaaday ciidamadA AMISOM,Midowga Yurub oo lacago ugu deeqay UNICEF si loo caawiyo caruur Soomalaiyeed,iyo qodobo kale oo caalami ah

Section  Somali
Categories   Community Immigration Local News
Tags  Barnaamijka Dhacdooyinka iyo Soomaaliya Warka

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS