4 entries

Articles Published on July 10, 2013

Wadahadalladii Dowladda Soomaaliya iyo Somaliland uga socday Turkiga oo lasoo gabgabeeyay

Soomaaliya iyo Soomaaliland oo soo gabo gabeeyay wada hadaladii ay ku yeesheen Turkiga iyadoona arrimo badan laga wada hadlay.

Dalalka Islaamka iyo gobollada Soomaaliya oo maanta laga soomay

Inta badan dalalka Muslimiinta oo ku dhawaaqay kowda bisha barakeysan ee Ramadan.

Akhwaan Muslimiinka Masar oo ku diiday xilal Wasiiro oo loo ballan qaaday

Xiisadaha kajira dalka Masar oo sii xoogeysanaya iyadoona ururka Ikhwanul Muslimiin ay ku baaqeen in ay sii xoojinayaan mudaaharaadyada ay ka wadaan dalkaasi.

Mareykanka oo muwaadiniintiisa uga digay inay u safraan Kenya

Warbixin kasoo baxday wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa muwaadiniinta u dhalatay dalkaasi looga digay in ay u safaraan dalka Kenya oo dhaca Bariga Afrika.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS