Dhagayso Warka iyo Barnaamijka Todobaadka Soomaaliya ee Radio Sagal
Dhageystayaasheenna qiimeynta mudan, warka idaacadda Sagal waxa uu toddobaadkan idin kaga imaanaya xarrunta Radio Sagal ee magaalada Nayroobi.
Warka iyo Barnaamijka Todobaadka Radio Sagal
Update Required
To play the media you will need to either update your browser to a recent version or update your Flash plugin.
Warka iyo Barnaamijka Dhacdooyinka ee Radio Sagal
Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah,Wafdi uu hogaaminayo Shiikh Axmed Madoobe oo garay Gaalkacyo,dagaalo u dhaxeeyay ciidamada dowlada iyo Al Shabaab oo ka dhacay duleedka Xudur,saaraakiil kulan ku yeeshay Buuhoodle oo sheegay in degaanada Khatumo aysan ka dhici doonin doorashooyinka dowladaha Hoose ee Putland,dad badan oo lagu dilay Kenya iyo qodobo kale oo caalami ah.
Comments