Dhagayso Warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Dhacdooyinka Soomaaliya
Dhageystayaasheenna qiimeynta mudan, warka idaacadda Sagal waxa uu toddobaadkan idin kaga imaanaya xarrunta Radio Sagal ee magaalada Nayroobi.
Update Required
To play the media you will need to either update your browser to a recent version or update your Flash plugin.
Warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Dhacdooyinka Soomaaliya
Qodobada Warka Radio Sagal aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah,Madaxweynaha Konfur Afrika oo beeniyay in Soomaalida dalkiisa ku nool dhibaato loo geysto,Barlamaanka Putland oo baaq ujeediyay beelo dagaalamay,Kenya oo sheegtay in dalkeeda ay ku qabatay gaaro hub u waday Al shabaab iyo qodobo kale oo dheeraad ah
Comments