4 entries

Articles Published on May 14, 2013

Booliska Jarmalka oo xirey nin magan galyo u doontay Jarmalka, markii looga shakiyay burcad badeednimo

Booliska dalka Germany ayaa xiray nin Soomaali ah oo magan-galyo doon ah kaas oo looga shakiyay in uu xisaabiye u ahaa koox burcad badeed Soomaali ah oo sanadkii 2010 afduub u geysatay markab saliid siday.

Qaraxyo ka dhacay Muqdisho

Seddex qarax oo loo maleynayao inay yihiin miino dhulka lagu aasay, ayaa ka dhacay maanta agagaarka xarunta wasaaradda gaashaandhigga ee magaalada Muqdisho.

Qaxootiga Dhadhaab oo bilaabay inay dalkooda dib ugu noqdaan

Waxaa magaalada Ceelwaaq ee gobolka Gedo dib ugu soo laabatay ku dhawaad 500 oo qoys oo qaxooti Soomaaliyeed ah kuwaasoo sanado badan ku noolaa xerooyinka Qaxootiyada dalka Kenya.

Man gets 10 years in Somali terror investigation

A former foot solider for the terrorist group al-Shabab has been sentenced to 10 years in prison.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS