106 entries

Articles Published in May, 2013

Wasiirka rimmaha gudaha oo ku baaqay in la taageero dadka uu fatahaadda saameeyay

Wasaaradda arimaha gudaha iyo amniga qaranka, ayaa hay’adaha dowladda, kuwa QM iyo dadka Soomaaliyeed ee wax heysta ugu baaqay inay taageero u fidiyaan dadka ku waxyeelloobay fataahadda wabiga Shabelle uu ka sameeyay gobollada dalka Soomaaliya.

Burcad badeed sii deysay lix ruux oo ay madax furasho u heysteen

Dowladda Denmark, ayaa shaaca ka qaadday in al sii daayay laba l aheyste oo waddanka Denmark u dhashay iyo afar dalka Filibiin u dhashay, kuwaas oo muddo ka badan laba sano ay kooxo burcad badeed ah ku heyusteen xeebaha Soomaaliya.

Mas'uuliyiin Isboorti oo AMISOM ku eedeeyay inay jabiyeen ballantoodii aheyd inay kabaxayaan garroonka Muqdisho

Xiriirada kubbadda cagta iyo cayaaraha fudud ee Soomaaliya,  ayaa ku eedeeyey ciidamada nabad ilaalinta midowga Afrika ee AMISOM inay ka baxeen ballantoodii aheyd inay faarujiyaan garoonkii kubbadda lagu cayaari jirey ee Muqdisho, kaas oo shantii sano ee la soo dhaafay noqday xarun ciidan.

Booqashadii Madaxwaynihii hore dowladda KMG , Soomaaliya Sh. Shariif Sh. Axmed., Atlanta, Georgia USA

Normal 0 false false false EN-US X-NONE X-NONE MicrosoftInternetExplorer4 Madaxwaynihii hore ee dalka Soomaaliya  Mudane Shariif Sheekh Axmed  ayaa qudbad ka jeediyay  jaamacada Morehouse Collage oo ku taalo magaalada Atlanta, Georgia, isagoo sidoo kale la kulmay qaar ka mid ah soomaalida ku nool Atlanta,GA  Halkan ka dhageyso barnaamijkaas Normal 0 false false false EN-US X-NONE X-NONE MicrosoftInternetExplorer4 Normal 0 false false false EN-US X-NONE X-NONE MicrosoftInternetExplorer4
audio

Ciidamo AMISOM ah oo la wareegey Goof-gaduud oo ay Itoobiyaanku ka baxeen

Xaaladda deegaanka Goof-Gaduud oo 30 km dhinaca koonfur galbeed kaga beegan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa deggan kaddib markii dhawaan ay halkaas ku kala wareegeen ciidamo ka tirsan AMISOM iyo kuwa Itoobiya.

Wasiirka arimmaha dibbadda oo shir kaga qeyb galaysa Addis Ababa

Wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ee xukuumadda Soomaaliya, Marwo Fawsiyo Yuusuf Xaaji Aadam ayaa maanta u amba-baxday dalka Ethiopia ay uga qeybgaleyso shir ay Addib Ababa ku yeelanayaan wasiirrada arrimaha dibadda wadamada ku bahoobay urur goboleedka IGAD.

Puntland oo sheegtay inay xakumeen 18 ruux oo Shabaabnimo lagu eedeeyay

Maamulka Puntland ayaa sheegay inay 18-qof oo Al-shabaab ka tirsan ay gacanta ku hayaan, kuwaasoo horay loogu riday xukun maxkamadeed, balse rafcaan ka qaatay, mar labaadna ay qaar ka mid ah maxkamaddu ku ridday xukun.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Dalka Switzerland kaga qaybgalaya shirka St. Gallen Symposium (SAWIRRO+ VIDEO)

Jimco, May 03, 2013 (HOL) — Kal-fadhigii 43-aad ee St. Gallen Symposium ayaa si rasmi ah uga furmay magaalada St. Gallen ee dalka Switzerland, waxanaa kulankan kasoo qaybgalay siyaasiin caan ah iyo qubaro magic-weyn ku leh caalamka. Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho, Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa ka mid ahaa ...

AMISOM oo sheegtay inay fashiliyeen qorshayaal Shabaab ay ku weerari lahaayeen Kismaayo

AMISOM ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay inay fashilisay weerarro ay Al-shabaab doonaysay inay ka fuliso magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, halkaasoo sanadkii hore laga qabsaday Al-shabaab iyadoo aysan ka dhicin wax dagaallo ah.

Xukuumadda oo ansixisay dib-u-habeynta maamulka maaliyadda dalka (Sawirro)

Golaha wasiirrada xukuumadda Soomaaliya ayaa ansixiyay qorshe loogu talogalay dib u habeynta maamulka maaliyadda dalka, kaasoo ay soo diyaarisay wasaaradda maaliyadda iyo qorsheynta dowladda Soomaaliya.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS