8 entries

Articles Published on April 15, 2013

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo RW Saacid oo cambaareeyey weeraradii shalay

Madaxweynaha Jamhuurriyadda Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud iyo raysal wasaaraha xukuumadda Md. Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), ayaa si kala gooni gooni ah u cambaareeyay weeraradii Axaddii ka dhacay magaalada Muqdisho ee dad fara badan ay ku dhinteen.

Shaqaale u shaqeynaayay hay'adda samafalka Turkiga ee TIKA oo Muqdisho lagu dilay

Laba ka mid ah shaqaalaha samafalka dalka Turkiga ee jooga Muqdisho, ayaa ku dhintey, tiro intaa la egna way dhaawacmeen, kadib markii gaari ay la socdeen shaqaalahasi lagu qarxiyay gaari kale oo walxaha qarxa laga soo buuxshay shalay Axaddii.

Xaaladda caafimaad ee degmada Xuddun oo laga deyrinaayo

Xaaladda Caafimaad ee degmadda Xuddun ee gobolka Sool ayaa laga dayrinayaa iyadoo lagu jiro xili roobaadkii gu'ga oo ka soo hormaray waqtigii uu degaanadani ka di'i jirey.

Maine Center for Grieving Children

Marie Sheffield and Bruce St. Thomas from the Center for Grieving Children in Portland, Maine visited Sagal Radio on July 12 to share their experiences.
Interview with Marie Sheffield and Bruce St. Thomas

Push Back: Anti-Bullying Campaign

The Push Back Project is a non-profit anti-bullying campaign based in Atlanta and created by Polina Milter, a 22-year-old student at Georgia Perimeter College.
Interview with Polina Milter

Inside View of American Courts

We interviewed Dekalb County Superior Court Judge Gregory A. Adams about the intersection of refugees and the law.
Interview with DeKalb County Superior Court Judge Gregory A. Adams

Importance of Doctor Visits

Cassandra Gonzalez, Sagal Radio’s 2011 summer intern through Emory University’s Ethics and Servant Leadership program talks with Doctor Raulnina Uzzle, director, of Oakhurst Medical Center about the importance of preventative medicine.
Interview with Dr. Uzzle of Oakhurst Medical Center

Human Trafficking in Atlanta

Alia El-Sawi works for Homeland Security here in Georgia. One of the focuses of her work is human trafficking, which is a major problem in the Atlanta area.
Interview with Alia El-Sawi
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS