120 entries

Articles Published in April, 2013

Xukuumadda oo maamul KMG ah u magacowdey Gedo

Ra’isul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) iyo wefdigiisa ee ku sugan gobolka Gedo ayaa ku guulestey in ay soo dhisaan maamul KMG ah oo uu yeesho gobolka Gedo, waxaana dadaaladaasi qeyb ka qaaten wax garadka iyo bulshada deegaanadaasi.

Minneapolis Somali TV host and producer celebrates a decade of community news coverage — without a paycheck

A well-known face to Somali television viewers in Minnesota, Liban Hussein brings the community news stories unfolding both in the Twin Cities and in the war-torn Somalia he fled decades ago.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furey shirweyne looga arrinsanayo garsoorka Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si rasmi ah u furay goor-dhaweyd shirweynaha dib u habeynta garsoorka dalka oo socon doona muddo shan maalmood ah, kaasoo looga hadlayo sida ugu habboon ee garsoorka loogu kalsoonaan karo.

Shirweynaha dib-u-habeynta dastuurka oo maalintiisii labaad galay & Ergada oo afar guddi loo qeybiyay (Sawiro)

Shirweynaha Qaran ee wadatashiga Garsoorka Soomaaliya oo maalintii Labaad si toos ah uga socda Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka soo qeybgalay Afheyeenka Golaha Shacbiga Soomaaliyeed Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Abuukaatee Ceydiid Ilkaxanaf,Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka iyo Dhammaan Ergada mataleysa dadka Soomaaliyeed ee Shirka lagub casuumay.

Ciidamo ka tirsan AMISOM oo Baydhabo gaaray

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in ciidamo fara badan oo ka tirsan AMISOM ay saacadihii u dambeeyay ku qul qulayeen, kuwaasoo safar dhinac dhulka ah ku gaaray.

Gunmen shoot dead two officers: Kenyan police

Gunmen shot dead two Kenyan policemen Tuesday in the latest attack in the restive border region with war-torn Somalia, a top policeman said.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho ku qaabilay danjire Annadif

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta (Talaado) magaalada Muqdisho kulan kula qaatay wakiilka gaarka ah ee guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya danjire Mahamat Saleh Annadif.

Raysal wasaare Saacid oo Jabuuti gaaray

Wafdi uu hoggaaminayo raysal wasaaraha Soomaaliya Md. Cabdi Faarax Shirdoon Saacid,ayaa maanta gaaray dalka Jamhurriyadda Jabuuti, halkas oo safar dhowr cisho qaadanaya ay ugu bilaabatay, ayna ku tagi doonaan dalal kale oo ay ciidamo ka joogaan Soomaaliya.

Madaxweynaha maamulka Khaatumo oo dhegax dhigay dhismaha garoon diyaaradeed

Madaxwenaha Maamulka Khaatumo State Of Somalia Maxamed Yuusuf Jaamac "Indhasheel" ayaa dhagax dhigay dhisme laga bilaabay garoonka Seyid Maxmed Cabdile Xasan ee degmadda Taleex oo xarun u ah maamulkaas.

Guddoomiyaha baarlamaanka oo ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid Marxuum Shaati-gaduud

Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray Allaha u naxariistee Siyaasiga Xasan Maxamed Nuur (Shaati Gaduud) oo xalay ku geeriyooday dalka Jarmalka.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS