5 entries

Articles Published on March 21, 2013

Xubno QM ka socda oo Jowhar booqday

Xubno QM ka socda, ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee xarrunta gobolka Shabellaha Dhexe, halkaas oo ay qiimeynayeen xaaladda gobolka ka jirta.

Kullan lagu taageeraayay sii deynta wariye C/casiis Koronto oo Muqdisho lagu qabtay

Kullan lagu taageeraayo sii deynta wariye Cabdicasiis Cabdinuur Koronto, oo dhawaan maxkamadda sare ee dalka ay sii daysay, ayaa lagu qabtay maanta magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka.

Kulan looga hadlaayay tayeynta caafimaadka Togdheer oo Burco lagu qabtay

Hay’adda caalamiga ah ee dhinaca caafimaadka qaabilsan ee PSI loo soo gaabiyo, ayaa maanta kulan Burco kula qaadatay guddiga dhaqaatiira gobolka Togdheer, kuwaas oo ka arrinsaday arrimaha adeegga caafimaad ee bulshada.

Maxkamadda Hargeysa oo boqor Raabbi Axmed Cabdilaahi 2 sano xarig ah ku xukuntay

Maxkamadda Hargeysa, ayaa maanta laba sano oo xarig ah ku xukuntay boqor Raabi Axmed Cabdillaahi, oo ka mid ah cuqaasha deegaannada Somaliland.

Gobolka Banaadir oo Billaabay Dayactirka Xarunta Degmada Waaberi …WARSAXAAFADEED

Kulan lagu furayo mashruuc dib u dhis loogu sameynayo xarunta degmada Waaberi, isla markaana dadka degmada loogu soo bandhigaayay ayaa maanta 20-ka bisha Maarso, 2013 ka dhacay degmadaasi.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS