6 entries

Articles Published on March 17, 2013

Dad shuban biyood la ildaran oo la dajiyay duleedka Baladweyne

Ciidamada AMISOM ee Jabuuti ka socda iyo maamulka Hiiraan , ayaa dajiyay galinkii dambe ee shalay deegaanka Ceel Jaalle oo 3 KM u jirta magaalada Baladweyne bukaanno 30 kor u dhaafaya, kuwaas oo la il daran cudurka shuban biyoodka,.

Jaamacadda SIMAD oo Muqdisho ka hergalisay Maktabad

Jaamacadda Simad ee Muqdisho, ayaa maanta ka hergalisay magaalada Muqdisho maktabad ay ardada jaamacadda ka heli karaan buugaag, taas oo isugu jirta maktabad caadi ah iyo mid Internet ay ardadu buugaagtu uga heli karaan.

Yemenia Air oo duulimaad ka bilaabeysa Muqdisho

Madaxda shirkadda duulimaadyada Yemenia Air, ayaa shaaca ka qaaday in dhawaan ay Muqdisho ka billaabi doonaan duulimaadyo toos ah, tan iyo markii ay dowladdii dhexe ee Soomaaliya burburtay horrantii 90-aadkii.

Maamulka Seylac oo sheegaya in Iskuulaadku ay ku yar yihiin Fasallada

Guddoomiyaha golaha deegaanka ee degmada Seylac Xuseen Iidle Barkhadle, ayaa sheegay in dhibaato dhinaca fasalada iyo suulliyada ay ka jiraan dugsiyada degmada Seylac, islamarkaasina uu ku  baaqayo in wax laga qabto.

Wariye C/casiis Koronto oo la sii daayay

Guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka Soomaaliya Md. Caydiid Ilkaxanaf, ayaa maanta xurriyaddiisa siiyay wariye Cabdi Casiis Cabdi Nuur Koronto oo muddo 3 bil ah xabsiga dhexe ee Muqdisho ugu jirey dowladda.

Dhageyso Warka Idaacadda Sagal

Dhageystayaasheenna qiimaha mudan, warka idaacadda Sagal waxa uu toddobaadkan idin kaga imaanaya xarrunta Radio Sagal ee magaalada Nayroobi.
War
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS